VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Hay walaacin - Lyrics

anuu waaban maayeee wacad waxaan ku marayaa ama ani lay waa ama waa sid kuu beri hay walaacin hay walaacin wadankaygiyoow wal bahaarka igadaa dadkeenaa wayaanoo hilibkooda wadhayee uucunay waraabuhu wali waan ogsoonahay hay walaacin hay walaacin wadankaygiiyoow wal bahaarka iga daa waallahaaan ku dhaartee waraabaha qurmuunee inuu galay wadkaagii hay walaacin hay walaacin wdankaygiiyoow wal bahaarka igadaa kuwa waabku qaadee waayabanaha lla joogaa markan waanin maynee wax usheegi maynee wakhtigodii baa dhacay hay walaacin hay walaacin wadankaygiiyow igada walabahaarka wadku baaqan maayee kolay waa imaane hadii uu wadkeen galay janadii wanayd kuwa wehehshan baan nahay hay walaacin hay walaacin wadankaygiiyoow walbahaarka igadaa hay walaacin hay walaacin wadankaygiiyow walbahaarka igadaaa
Queue is empty
-- / --