VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Oysu - Lyrics

geed haduu agtaadoo godka ubax ku yeeshoo ku kalaa iniitii soo agab baxaayee oo oysuu oo oysuu midigta is qabsada qorax soo ifaysoo ilayskiyo nuurkii aduunyada dhamaan falaaraha ku asaan oo oysuu oo oysuu midigta is qabsada dhalin aarsanaysoo arligii ay lahaayeen cafiskii itoobiya awrkii raale diidoo oo oysuu oo oysuu midigta is qabsada aayihii dalaygoo iftiinkii xoriyadoow arligii koraayiyo caruurtii aflixiyo oo oysuu oo oysuu midigta is qabsada ubax ruuxii dhaalaa aayatiin heleeeee idinkaa halganka ooda ushideee oo oysuu oo oysuu midigta is qabsadaa umadiiniibaa idiin oomane iblayskaa dadkiiniyoo shaydaanka iska ogow oo oysuu oo oysuu midigta isqabsada oo ooysuu oo oysuu midigta is qabsada oo oysuu midigta isqabsada
Queue is empty
-- / --