VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Xornimo - Lyrics

xoronimo waa dheeman luul dhextaal iyo wa laf dhabar iyo dhabar weeyoo dhalaankaa lagu korshaa waxaa guur lagu dhidbaa naf iyo dhiig loo huriyo dhibaatiyo dhabar adayg midnimo loo wada dhan yahay dalkeeniyo ciidan dhacay sidii loo dhicin lahaaa hadaan loo wada dhib gelin dunidan dhaxal baan ka nahay waxaa guur lagu dhidbaa naf iyo dhiig loo huriyo dhibaatiyo dhabar adayg midnimo loo wada dhan yahay gumaysigu wuu dhiciye dadkaygoow dhiiranow dhulkaeeniyo hadafka guuud dhexdoodaa xumaan ka jiraa waxaa guur lagu dhidbaa naf iyo dhiig loo huriyo dhibaatiyo dhabar adayg midnimo loo wada dhan yahay inaan dhoomaha sidno dadkeenii la dhoofiya dhigeena laguu wiirsada gar iyo dhimaasho ka roon waxaa guur lagu dhidbaa naf iyo dhiig loo huriyo dhibaatiyo dhabar adayg midnimo loo wada dhan yahay
Queue is empty
-- / --