VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Anoo ku sugaayo - Lyrics

Anoo ku sugaayo Maa saan iyeeshay ma suurtoodaa Sahal igu dhaaftidee Su'aasha qayaamaa nawada sugaasee Sixun makula socinee Samaantaada ana suubihaaye Makaa sabriyee Silac iga dhowr ha isaxriirsanee Intii socoheeso Adaa kaa soocday Anoo ku sugaayo Maa saan iyeeshay ma suurtoodaa Sahal igu dhaaftidee Su'aasha qayaamaa nawada sugaasee Sababtaas sabraa noqday Seefa caashaqa Surta iga sartayee maxaa sirta keenay Anoo ku sugaayo Maa saan iyeeshay ma suurtoodaa Sahal igu dhaaftidee Su'aasha qayaamaa nawada sugaasee
Queue is empty
-- / --