VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Daruuraha cilaaciyo old - Lyrics

Daruuraha hilaaciyo Dab la shiday habennimo Dal dheer bay ka muuqdaan Cishqiguna sidii daaad Ama haradi doolood Wuu dusaa warkiisuye Ana waxan dedo jacaylkoo Daahyada ku qariyo Dareenka iyo xiisaha Dadka aan ka dhawraba Daa dacare so bood Sida daad iso jiidh Dibnahayga so dhaaf Haday maqashay dunidu Adun baaan ku doortee Danbi kale miyaan galay
Queue is empty
-- / --