VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dhaxal - Lyrics

Jacaylka Dhaxal baan uhelay Uhelay uhelay Annigu dhaxal baan u helay Annaa Dhacda caashaqa Dhibkiisa ilaah ibaday Ibaday ibaday ilaah ibaday Annaa dhab ukarinayoo Dhabtayda annaa ku sida Udhowro sidii dhalaan Dhiigayga anoo shubtoo Anuu dhamac iga shidoo La dhuubtoo jacayl idilay Idilay idilay jacayl idilay Jacaylka dhaar baan umaray Umaray umaray umaray Annigu dhaar baan umaray Annigu waa udhagal nuglahayoo Dhawaaqiisaan maqlaa Annaa sida dhibicda roob Ilmadada iga soo dhacdaa Anniga dhabankayga qoysaa Dhiigayga anoo shubtoo Annoo dhamac iga shidoo La dhuubtoo jacayl idilay Idilay idilay jacayl idilay
Queue is empty
-- / --