VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Hees qaali ah - Lyrics

indhaha qalbigaa ka eegmo fogoo waxaanay arag buu ogaadaaye inaan miirsaday ha moodine maankii iga raacayba maqane taydii kaliya miiga u baxdoo maqasha ku ceshaa inaabtidu way isu hiilin jirtoo ax maad odhan iintaydiyee miyaanad ka baqayn inaan bogsodoo nabsigu waa balee ku baal maree wax badan busto saar boogtaadee markii ay bogsan wayday lay i barayee habsaamay intaan heesayee haraadmayee maan iskaga haado ee
Queue is empty
-- / --