VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Ma naftaad Jiidatoo - Lyrics

Muraayadii Daawashadaiyo Midab qurxoon lahoo Macaankii dunidoo La muudsanaayo Markasatoo ku eegoo Maskaxdaa maqsuudoo Maankaa jacayl iyo Muftaax kuxeratee Ma naftaa jiidatoo Meel kale arki waydee Ma qalbigaa maaxaatoo Kaa maarmi waayee Mahuraankii ii muuqanaayee Malyuunka mudanaayoo Maalin iyo habeenba waan kuu muuqanaayaa Ma ogtahay runtii macaanoo Adigaa muxibadaadi Anna la walbahaaray Ma naftaa jiidatoo Meel kale arki waydee Ma qalbigaa maxaatoo Kaa maarmi waayee
Queue is empty
-- / --