VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Ayaaan - Lyrics

ayaaney ilhaaneey aynigan hablaha kacey ee wayne uumay inan ka sareysoo ku agdhigaba maan arag qurux aan lahelayniyoo haybad iyo sharaf eebaa kuu siiyayoo ehelkaaga dhigayaooo kaa ilaashey xumaha ee markii aan ku eegaba isha kugu qac siiyaba aragaaga oo qudha qalbigaa i qabooba ayaaney ilhaaney hanaan iyo ilwaadey ooridii wacneyde asaageed ku dhaaftee alle igu manystaay ilayskii cadceedoo xili oogta waabari dhulka soo abaaraa arageedii leedahoo nafta aayaheeday markii aan ku eegaba isha kugu qacsiiyaba aragaaga oo qudha qalbigaa i qabooboo uurkaa kugu diirsada
Queue is empty
-- / --