VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Calaf - Lyrics

cirkoo da ay habeenoo hoobaan caleenliyo ubax caynba caynaa cosob iyo ubaadaa canabkoo bislaadaaa ayaa kula ciyaaroo calafkiisa noqotee indhahaaa cawlkaa nafteyda cajabiyoo cabaar ruuxii daawada caafimad ka qadaaa caadilkii ku uumaa cadku kaa ilaahoo cawo dhalad inaad tahay caaad ma saarnee cisigii nafteydaay sida curad aan dhalaybaa cindiga iyo laabtiyo caloosha ku taalaa indhahaaga cawlkaa nafteyda cjabiyoo cabaar ruuxii daawada cafimad ka qaadee
Queue is empty
-- / --