VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Deeqo - Lyrics

dareenkii jidhkaygiyo daawadii dhabta ahayd een dunida kulahaa haduu daaim kaa dhigay dookhuna ikaa sudhay oon lilaahi deeqooy dakharada jacaylkiyo daraada dhibtaan qaboo daacad aan la liitoo doogtiisu igu taal ha igu daawan cadawgoo cidla yaanan daaline isku duubni labadii caashaqa daryeeloo isku dana ma noqonaa dabiibkii naftaydiyo dugsigii dhabta ahaa een dumar ku lahaa haduu deeqoy kaa dhigay qalbigaa ku doortoo dagi maayo jeeraan caashaqa ku darisnoo diiftiisu ma i roon doogiisu aragnee
Queue is empty
-- / --