VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Laan - Lyrics

shimbirahaa lalaa luuxdooda wacan ulushaa minaaaa ilaa ay libdhadoo lurka layrisaaaa lagu beeray laxaow sow ladaab alin caawa loogama dhigo laan cusub ka helo laab laabadkii marba libic ma arag laabtiyo qalbigaa sow lur ma barin sow lac ma oran waalan curdina wali luqun siyio leexay si baran sow kama libxanoo leemaha ma dhigan meelaaga hoo waaba laysitooo kashka laabadkaa cagta lala nacoo labigiyo galool isku duublamaan dhirta laagaheeda laanta ugu dheer dabeyl liicisaa sow iima lulin laab laabadkii marba libic ma arag laabtiyo qalbigaa sow lur ma marin lahasada hiigoo sow lac ma oran
Queue is empty
-- / --