VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Nafta aramida - Lyrics

nafta arimadaa hogaamiso waxa uurka guba waa aamuskee ma adkeysibaa hufan loo dhigay intiyo wkhtiyo ololaha jacey ma wadadaabaa qaadey ubaxoo taan eegayeey alfiyaay walaal ufa iyo xareed qalbi uuman baa kuu ololaa ufan wax laay edebayeey naf asqeysanbaa sidan mulin qaba kuu ley dhayeee edebeey abid aawadaa aragtidaa uradiyee muruq aragtida dadka kula waca ambiyaay ambiyaay ubadkii samaaa ma ilowsan tahay ambag baan ahoo aawadaa lumayoo ambiyaay ambiyaay
Queue is empty
-- / --