VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Qamar - Lyrics

qarnigan hablaaha kacay qaaradaha aduunyada dalmarey ku nooley qaadir keen abuuray qurashtaan ka doortay qolku naga dhaxeeyaay qaalidii nafteydaay qayb waxad ku leedahay halbowle dhigaa iyo wadnahayga qaybshaa qamarey u hooyataaa qalbigan kujecelbaa macaan kuu qushuucoo kugu ladhay dyshiisoo qaliya aad tahayba ku qadariya kali adi kuu qudha qurux idil ilaahbaa khadraay ku siiyayoo jidhkaaga qorayoo qoortaada taagayoo intu qayb ku siiyoo qiimo kuugu darayee qalbii nafteydaay qayb waxad ku ledahay marna aad dhexqaadaa wadnahayga qaybshaa qamaray u hooyataa
Queue is empty
-- / --