VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Mucjiso - Lyrics

daruuraha mushaaxee meeraaya samadee mahiigaanka roobkiyo mayaygiyo biyaha sida waa maamul EEBOO mucjisooyin waxa jira aayaduhu macneeyeen MINA LAAHI laga wado dhirtu inay magooshoo barwaaqadu ku milantoo midho iyo cagaariyo geeduhu man bixiyaan xidid dhiig mareenoo barta midiyo lagu saro maashee xinjiro dhiig marna caano laga dhamo
Queue is empty
-- / --