VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Waa macaan - Lyrics

miduunbaa qalbiga ka maqnaaninoo ku dhex maaxatee kama maarmayoo markii aan arkana meeluunbaa i go'dee waa macaan ama waa qadhaadh kolba waa siduu kugu soo maree waa magaca cudur midka ugu xunee dadku moogyee ma moodayn sidani ma maleeya oo maxaa lagu daweeyaa ma hadadhada dhibtiyo murugadaan qabaa iga muuqatee dadku ii malee inaan ahay maraan lagu maadsadee
Queue is empty
-- / --