VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Wacan - Lyrics

laba isku wacanoo nolol wadaagaa wanaagsanaadaa wehel jaceyleey wacadna qaadoo lagaana weecdaa jaceylka wiiqeee waxyeeladiisaa laysku waayaaa wada jirkeenuu dan teena weeyee ila wadaag caashaqa danteena weeyee wadaacadii dhiigoo wadnaha iyo beerka waraabinaayaa wehel jacayleey wacad la qaadoo lagaana weecdaa jaceylka wiiqeee waxyeeladiisaa laysku waayaa wadajirkeenu danteena weeyee
Queue is empty
-- / --