VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Cudur - Lyrics

Waa cudur jacaylku Waa cunay idlaysaa Dadka laga cirdaabinee 2× Hadaan filasho damiyoo Imisuu u go,aee Kuu gaysta nabarkee 2× Markuu culimadii diray Inuu dumar kaxee jecel Cidhibtooda u haqab tiray Kuu cadeeyay aniguye Miyaad caawa moogtahay 2× Inalaha ciidiyo Hawshiyo ogaatiyo Inuu cararo cayn baday 2× Ku calaan cardadalay Ceegaabta ku handoo Cidhibkuu ku celiyoo 2× Ana wakhtigaan helay Anan xilo ladi karin Caawaba cadibanahay Kuu cadeeyay aniguye Miyaad caawa moogtahay 2×
Queue is empty
-- / --