VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Duco - Lyrics

Oogada jirki iyo uurki iyo Qalbiga adigaa hantoo iska Yeeshayee....2X Adigaa macaan arageygiyoo Aan ka marminee sida Awadaa adiguna ahoow Taan waayeen.....2X Arageeda taan ku ildoog sadaay Arageeda taan ku ildoog sadaay Amaan iyo ducaba ducaba Ducaba waad istahishaa ~~ In nan ku tirshee aayatiin Ku waar.....2X (((BOGGA LABAAD))) Xaqiiqdii indhuhu intii aay arkeen Adigaa jaceyl ku abuurayee...2X Axad kula midoo oon aaminaa Kuma aan arkinee aduun yada Dhamaan adanaha ku nool Kuma anan arag.....2X Arageeda taan ku ildoog sadaay Arageeda taan ku ildoog sadaay Amaan iyo ducaba ducaba Ducaba waad istahishaa ~~ In nan ku tirshee aayatiin Ku waar.....2X ))) lyrics by Dayran omar }}
Queue is empty
-- / --