VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dumar - Lyrics

jidhku muu dubaaxsheen naftanoon ku jirinoo cirku jabaq ma keeneen tii yoon jirin daruurtuye ifka lamaba joogeen dhulkanoon la jiifin ogobeey jacaylkuna waxaan jirin haduu yahay jaleecdaan ku eegaba jiro ima haleesheen mana jidhiidhicoodeen intaan jahawareeroo miyaan xalayto jiifsaday jirjirkaba miyaan dhigay riyaad igula joogtee igu curay jacaylkii igu jabi silsilad bira haduu jaanta kuu rogay ana ila jiciiree intuu caynka kuu jaray ana heeso igu jabi jagaadeey la dhigiyo labadeena jaho quda jirjirka isu keen gali waxay talo joogtaa ama hadal ku jaran yahay dumar waa la jiitaa miyaan xalayto jiifsaday jirjirkaba miyaan dhigay riaad igula joogtee
Queue is empty
-- / --