VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Muxubo - Lyrics

muxibooy aduunyada maalmihi iso maray meeshii aan joogaba aday ii muuqanaayoo maankayga deeqdee labadaa is muhanoo kala maarmi maynee hadaad mooday xaajadu meel gaaban inay tahay miirkiyo aqoontiyo maankaaga galiyoo mataanobay hawlaha mirta dhexe habeenimo hadaad maya ileedahay ruux la maray sidiisaan kugu meerayaayee ana mawdku ha idilo adna maalmo sii joog xaqna naasni maayoo rabigay ma moogee aakhiro ka meel dayo nimay talo ka murugtoo xadhig adag mareegtoo jacaylkaaguu maankiyo meel halisa degayoo maalka la isku dhaafana gacantiisu madhantoo waad u muuqataayee hadaad moday xaajadu meel gaaban inay tahay miirkiyo aqoontiyo maankaaga galiyoo mataanoobay hawlaha mirta dhexe habeenkii hadaad maya ileedahay ruux la maray sidiisaan kugu meerayaye ana mawdku ha idilo adna maalmo sii joog xaqna aasmi maayee rabigay ma moogee aakhiro u meel dayo
Queue is empty
-- / --