VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Nabaadee - Lyrics

nabaadeey waxaa qaba ninka adiga oo nool nimco kula wadaagee necbiyaa abaaree doogi nugaaliyo naqa jecliyaayee narureey hadhkan ku nastee yaa nuural cayn siduu nabarku igu yahay nasiiboo waxaa jira niyadii buseeshiyo nacab baratamaayee anba nugubta weeyee nudiga iyo jiintii nadi igama goynine wada nuugto jacayl noqone yaa nuural cayn siduu nabarku igu yaahay
Queue is empty
-- / --