VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Hadaad iga maqnaata - Lyrics

marwooy dumar u mudanneey madheedh baxay la moodyeey muuqaagaan jeclaystaa markaad i hor timaadee hadaad iga maqnaatana meelaan jiraba mooyee maankagaa ku raaco meelaan jiraba mooyee labada muuminiintaa midii laga abuuraay muuqaagaan jeclaystaa markaad i hor timaade hadaad iga maqnaatana meelaan jiroba mooyee maankaygaa ku raacoo meelaan iroba mooyee madheedhkii masaariyo man iyo ubax la moodyeey muuqaagaan jeclaystaa markaad i hor timaadee hadaad iga maqnaatana meelaan jiroba mooyee maankaygaa ku raacoo meelaan jiraba mooyee
Queue is empty
-- / --