VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Afdheer - Lyrics

dhulku waa kala gaaroo dadku waa kala goooni kala fiican gayaanku guur hadaad u dhaqaaqdana gaaridaa la xushaayee huuno geenyadaan raadiyee huunooy gobolada u maray huuno taan u goomana huuno ma hargeelay gashaa huuno guro dhaamoole iyo ala guura baqasa iyo ala galka iimay galbeed huuno gaafka yaa kuugu tuma gudcurkiyo cadada waa la kala gartaa gabdho wacan afheerbay u gaar noqdeen ina aaboow huuno ceelkaroo gugo helay huuno jaratoo geelu dhalay ala raaso yaa geeya oo huuno giblo yaa kuugu tuma huuno geesta doolo bay huuno guryo samo taga iyo huuno gami maayo anoon huuno giblo baaray ku tuman gudcurkiyo cadada waa la kala gartaa gabdho wacan afheerbay u gaar noqdeen ina aaboow
Queue is empty
-- / --