VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Deeqa - Lyrics

Sokeeyo sow kuuma dadaalin Saw kumaan daadihin saw kumaan daawanahaynin 2× Saw duleedkaaga ma yeedhin Saw daleedkaaga ma baaqin Dadka saw kaama jeclaanin Adna sow kuma dooran 2× Hadii aanan dayn Wadnkuna idilin Doog iyo abaarbaan Mid uun dagayaa 2× Deeqa sow kuma haybin Sow amaan kaalama daalin Sow kumaan dugsanaynin 2× Sow dareen ima qaadin Damac caashaq hagaayee Dushaada igu saarin Adna sow kuma dooran 2× Hadii aanan dayn Wadnkuna idilin Doog iyo abaarbaan Mid uun dagayaa 3×
Queue is empty
-- / --