VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Nin jacayl dardaray - Lyrics

Markaan Daa iraahdee dubaaqa iyo Maanka Iyo dooqa Ka saaraba....2X Wadnihii Daloolay daqaradaa Ku Jiidiyo soo Damaci Waalnaa ima Soo Diraayoo...2X Doon Doon doon Doon kaco Day Day Imalaha....2X Daa Iska Daa hadeey Dumisay Wacadkii nabsaa Soo Dabraayee dooqaba Ka Saar.....2X Nin Jaceyl Dardarey dadka Muu Maqlaa dabeeylahaan U Faraa Fariin diikoo Ciyaayaan Daydayaa wadkoon I Dilin waanan Deyn Kareeyn....2X (((BOGGA LABAAD))) Inantaa Daraadeed labadeydan Daan Iyo carabkaa Is Diriroo dibnuhuna Coloobeen....2X Waxa Shiday Dabkaase isku Diray Jirkeeygi waa Dowdaalkeediyo deeqa Araamideedee..2X aah Ah Haa...2X ayaa Iga Damiintaa aah Ah Hmmmm ayaa Iga Daweeyaa...2X Daa Iska Daa hadeey Dumisay Wacadkii nabsaa Soo Dabraayee dooqaba Ka Saar.....2X Nin Jaceyl Dardarey dadka Muu Maqlaa dabeeylahaan U Faraa Fariin diikoo Ciyaayaan Daydayaa wadkoon I Dilin waanan Deyn Kareeyn...2X Daa iska Daa hadeey Dumisay Wacadkii nabsaa Soo Dabraayee dooqaba Ka Saar.....3X ))))) Lyric By Dayran Omar
Queue is empty
-- / --