VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Ugoogooya gablada - Lyrics

hoobeey hidiyo dhaqanku waa hobantideeniiye adiguna hablaha maanta waad ugu horaysaaye halbawlaha wadnaha iyo bogaad deeqa hurudaaye halse iga dardaaranaan ayaan kuu holinaynaa ogow gacmo aan is haysan ogow isku hiilan waayee ogow guul ma haybsadaan u gooyaay gablada u gooyoo gam uga sii hoobeey waxa lagu hirtaa haybta aad tahaye hoobeey humaagiyo ladhkani way ku hodayaane ciidiyo dhulkii hooyo waa lama huraankiiye hiyigiyo laabteena waa inaan ku haynaaye
Queue is empty
-- / --