VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dadka ha iska weyneyn - Lyrics

Dadka Ha Iska Weyneen Inaad Kalii Wax Garad Tahay Ha Iska Dhigin Walaaleey, Weedhaadu Inanyahay Waa Laga Wareerayoo Isla Weeyni Daadunaa Waxaa Tahay Masheegtee, Anigaba Waqtiga Qaar Sidii Wariye Daraadaa Warka La Iga Werinjiraayee, Adigoon Waaya Arag Noqon Cirka Ha Isku Waabine, Adigoon Waaya Arag Noqon Cirka Ha Isku Waabine, Naftaan Waalaneysaa Waano Kama Maqashee Haddi Maanta Aad Wacan Tahay Ma Ku Waari Doontaa, Sida Wabi Qul Qula Iyoo Waadigaan Xareeda Leh Shinbiruhuu Ka Waab Taan Weedhaadu Inanyahay Waa Laga Wareerayoo Isla Weeyni Daadunaa Waxaa Tahay Masheegtee, Anigaba Waqtiga Qaar Sidii Wariye Daraadaa Warka La Iga Werinjiraayee, Waanka Weeqay Talaadee Weydiiyay Ragganimo Waanka Weeqay Talaadee Weydiiyay Ragganimo Hadba Waaga Joogaa La Taahay Walaaley Waji Lacag Bay Dumar Wacadkaba Ku Iibshan
Queue is empty
-- / --