VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Miirkiibay latagtee Meeday - Lyrics

Meel aan joogaba aday muuqdoo Midaabkaagay hor maraayee Naftu muhatoo maarmi weydoo Muusanowdoo ku dul meertee 2x Marwo dumaroon ku masaalaa Mar ma xidhatee Marwo dumaroon ku masaalaa Mar ma xidhatee Miirkiibay la tagtee meeday Mooyiyee meeday meeday Aaway maanqaadee meeday Mooyiyee meeday meeday Meeday ma hayee meeday Kama maarmi karee meeday Meeday ma hayee meeday Kama maarmi karee meeday Mayay subaxiyo meel ku hooriyo Mareer bixii baan ku moodee Hadaad maqantahay magaalada dhan mugdi weeyoo wey madawdee 2x Marwo dumaroon ku masaalaa Mar ma xidhatee Marwo dumaroon ku masaalaa Mar ma xidhatee Miirkiibay la tagtee meeday Mooyiyee meeday meeday Aaway maanqaadee meeday Mooyiyee meeday meeday Meeday ma hayee meeday Kama maarmi karee meeday Meeday ma hayee meeday Kama maarmi karee meeday
Queue is empty
-- / --