VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Ilhaan - Lyrics

Waa lumay, waa liitay ilhaan la'aantaa waa liicayaa Kuma labeenin, kuma lu'goynin Xaaskayga lurka caashaqaan qabo libintiisa gaaroo lidkayga ahoow Kaama leexayoo Ilhaanee ogsoonoo Inagoo oo Lamaane ah Libinteena jeceloo Laab xareed cabayaa liibaan u arkaayee Ladanay ogsoonow Kuma labeenin Kuma lu'goynin xaaskayga lurka caashaqaan qabo libintiisa gaaroo lidkayga ahoow Kaama leexayoo Ilhaanee ogsoonoo
Queue is empty
-- / --