VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Ladan - Lyrics

Laydhiisa caashaqa Lahashada kalgacal Ladi waayay awgaa Ladaneey waxaan ahay Ruux kugu lamaanoo Laasimay jacaylkuye Ladaadyada jacaylkaa Igu labakaclaysoo Waxa iga lilaahiya Sida loox quraan baan Laabtayda kugu dhigay Sida laamalawshiyo Ubax laan ku wada yaal Ii laacday anigee Caqligaa ku ligan Lubigiyo qalbigan Kuu layliya adigee Ladaadyada jacaylkaa Igu labakaclaysio Waxa iga lilaahiya Sida loox quraan baan Laabtayda kugu dhigay
Queue is empty
-- / --