VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Nimco - Lyrics

Ilayn naf wax jeceli waligeed Ogoow way u nugushahay ruuxii Niyadu ay ka ogolaatee Anoo naawilan kalgacalkaa Nimcooy aragaaga qudhi Indhaha nuur buu u yahay Jidhkana nafaquu u yahay Qalbiga neecaw qaboow Naqiyo meel doog ka baxay Nagaadi dhabuu u yahay Ilay qalbi nugul jacayl galay Wuxuu naawilaayaa Adigoo naruuriyo Naxariis u sheegee Nimcooy aragaaga qudhi Indhaha nuur buu u yahay Jidhkana nafaquu u yahay Qalbiga neecaw qabaw Naqiyo meel doog ka baxay Nagaadi dhabuu u yahay
Queue is empty
-- / --