VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Saadaashu Waa Guur - Lyrics

Samsameey jacaylkeenu Sagaliyo daruuriyo Sahaydeena weeyoo Allahii na siiyaa Igu simay wanaagoo Samahaynu joogniyo Saadaashu waa guul Saqda dhexe habeeniyo Subax hore salaadiyo Saacadii la joogaba Wadnahaabad sudhantoo Nafta waadbad sidataa Samsameey arooskeenu Saxan saxo udgooniyo Sifaheena weeyoo Ana seexan waayee Siraadkii aduunkaay Sinaan aan wadaagniyo Saadaashu waa khayr Saqda dhexe habeeniyo Subax hore salaadiyo Saacadii la joogaba Qadnahaadba sudhantoo Nafta waabad sidataa
Queue is empty
-- / --