VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Xan iyo been - Lyrics

xidinxiidba baalay xigto lama wadaagoo ka xor noqoy habeenkii una sheeg xiskiisee ana xiisihiisii kama jiro xagaygoo xoog gabay jacaylkii markaan helay xogtiisii ku jar xan iyo been xamilkiisa awr qaad waxse xiiso diidaa marka xadhig qalooani Ismacil Ahmed Aw Muuse xidinxiidba baalay xigto lama wadaagoo ka xor noqoy habeenkii una sheeg xiskiisee ana xiisihiisii kama jiro xagaygoo xoog gabay jacaylkii markaan helay xogtiisii ku jar xan iyo been xamilkiisa awr qaad waxse xiiso diidaa marka xadhig qaloocaa xoqo oogadiisee ana xalayto maan ladin hibashada xasuustoo xoog gabay jacaylkii markaan helay xogtiisii ku jar xan iyo been
Queue is empty
-- / --