VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Xila jano - Lyrics

jacayl aan jirab lahayn jiqlayn iy farax ku jira ayaa lagu jeel baxaa markuuse muran ku jiro su,aal iyo tahay jawaab rugtaba lama joogi karo waxaan helay xilo jano waxaan galay jabad qaboow jaliilkii ii qorooow kunjeer mahadaa alloow jacayl aan jabaq lahayn jikaar iyo aan hadal lahayn ayaa lagu jeel baxaa markuuse uu muran ku jiro jiiraanku ay idin nacaan rugtaba lama jiifi karo waxaan helay xilo janoo waxaan gallay jabad qaboow jaliilkii ii qoroow kunjeer mahadaa alloow
Queue is empty
-- / --