VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Mucjiso - Lyrics

daruuraha mushaaxayee meeraayaa samadee maheeganka roobkiyo maygiyo biyaha sida waa maamul eebo mucjiso waxaa jira iyadoo macneeyo minalaahi laga wadao dhirtu inay magoosho barwaaaqada ku mirantoo miraha iyo cagaariyo geeduhu ma bixiyaan waa maamul eebo mucjiso waxaa jira iyadoo macneeyo minalaahi laga wadao xidi dhiig mareeno barta midiyo lagu jari maan jeex xinjir iyo dhiig marna caano laga dhamo waa maamul eebo mucjiso waxaa jira iyadoo macneeyo minalaahi laga wadao
Queue is empty
-- / --