VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Waa macaan - Lyrics

miduunbaa qalbiga ka maqnaainoo ku dhex maaxatee kama maarmayoo markii aan arkana meeluunbaa i go'dee mug iyo jacayl waa maxay waa macaan ama waa qadhaadh kolba waa siduu kugu soo maree waa magaca cudur midka ugu xunee dadku moogyahee ma moodayn sidani ma maleeyo oo maxaa lagu daweeyaa mahadhada dhibtiyo murugadaan qabaa iga muuqatee dadku ii malee inaan ahay maraan lagu maadsadee
Queue is empty
-- / --