VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Wacan - Lyrics

laba isku wa caanoo nolol wadaagaa wanaasanaa wehel jaceylee wacad la qaadoo lagaana weecdaa jaceylka wiiqee waxyeeladiisaa laysku waayaa wadajirkeenuu danteena weeyee ila wad caashaqa danteena weeyee wada hadiiqoo wadnaha iyo beerkaa waraabinayaa wehel jaceyley wacad laqaadoo lagaana qaadaa jaceylka wiiqee
Queue is empty
-- / --