VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Degmo - Lyrics

inkastooy i deedoo dagtay maanka idil dana iiba tahay ani dugsi inaan wadaagnaa intaan dunida noolahay waxse laygu daw galay qaar igu diraayoo deris layga dhigay ani ha dumin caashaqii daraad tisqaadee door wacnaa ha dagin ruux ku aaminoo dadkana adi kuugu jecel jacaylkii dagmooy wadnaha dacalkiisa dagay inuu dugsi kaa dhigtoo daryeeshuu rabaaye walaal ila daadahee dalxiis anigaa ku gayn deegaan kula jecel adiga ubaxa lagu daawadee ha dumin caashaqii daraad tisqaadee door wacnaa ha dagin ruux ku aaminoo dadkana adi kuugu jecel
Queue is empty
-- / --