VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Barta nabarka - Lyrics

inanyahay hanaankiyo haybada u dhalatee sida taa hubka is wada hadii aad wakhti ii helayso anigu hambalyaan wadaa hawraarsan hadaad i leedahay hadaanba kuu bilaabayaa inantaa is baranee inta balabalaysoo nalka iga bakhtiisaa taan badanka laabtiyo ka jeclaaday beerkee halista uga baaqaay yartii baladka khayrkiyo barwaaqda ku dhalatee nimco lagu barbaarshaay bada kuwa ku nooliyo barta hawd banaan jira waxay kaaga baydheen ama bilista dheertahay boqorkii haweenkaay bilicdiyo xishoodkee bal qabsoo bureeqaay sambabada balbalayiyo dabka baxay adaa shiday oon iga bakhtiine mar hadaan bastay ahay baahina aan kuu qabo xiliguna ikaa baday barta nabarka dhaawaca intaan boogtu sii fidin adaa bi,in karaayee wadna bihinbihaygiyo beer laxawsigaygiyo adigoo aan baal marin burjigaaga igu dhawr
Queue is empty
-- / --