VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Garwaaqsi - Lyrics

geesi iyo hanadbaa la gobaadsaa raga kii wax garadaa la gar waaqsada waa ni gala abaaloo gudi kara wanaagoo samo kuugu gargaaaree gar eexiyo adoon godob u maalayn hawshan ila gal ama gooni noqo aan ka go'ee galad iyo ayaanbaa lagu guursadaa tala aad gorfaysaa geed lala tagaa runta lagaa garaaba la iskuma gayaxoo gees lagama eegee gaban maayo aniguye adaan ku gol leeye jacaylbaa i gubayee adna ii garaw ha iga noqon geedad aan gu'i karayno gacma daalinaayee
Queue is empty
-- / --