VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Hanoola garnoqo - Lyrics

Waxaan goconayaa Xaal gabeebay Ii gaysatee X2 Gudi yahay maqloo Gudi yahay maqloo X2 Hanaloo garnaqo Aniga iyo gacaladayda Hanaloo gar naqo X2 Gacaladaydii aan Lahaa nacab ka goo X2 Anigay guhaad iyo Colaad ii gaysatee X2 Gudi yahay maqloo Gudi yahay maqloo X2 Hanaloo garnaqo Aniga iyo gacaladayda Hanaloo garnaqo X2 Anoon gubayn bay Giirataayoo igil gishaa X2 Gabal kii dhaciyo waagii guduutaba Igar bisaa X2 Gudi yahay imaqloo Gudi yahay maqloo X2 Hanaloo garnaqo Aniga iyo gacaladayda Hanaloo gar naqo X2 Waxaan diidayaa Doqonimadiyo hiboy Dalab sigee X2 Waxaan doonayaa Nolol daacadiyo isku Duub nidee X2 Door baan bidee Adna ila dadaal ama Haba dagtee doonida Bur buri X2 Waxaan diidayaa Inaan Kaa durkoo Sida dowri aar Dibadaha maree X2 Waxaan doonayaa Dawadaydiyeey inaan Kaa dugsado nacab Daalinee X2 Door baan bidee Adna ila dadaal ama Haba dagtee doonida Bur buri X2 Adigoo kale lama Abuurinee X2 Meel i oloshaad iin Ku reebtee X2 Hooy malaha amaan Taydii waaba eedee Erayaday daad amarka Saartee X2 Aramidayda waad U aayartee ina rag Waakii adkaystee Kaa oolay X2
Queue is empty
-- / --