Masuul Top 100 songs lyrics chart Contact


A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z
Omar Dhuule heesta Kaa guuray aniguyee Dajis Embed 331.3K Keedka: >

Fikradaada ka dhiibo heestan

Kaa guuray aniguyee lyrics

Sidii Geeli Hawd jiray
Inanyahay Garaadkii
Kol haddii lagaa gubay

Lyrics by Masuul.com

Naftu kaa galgalatoo
waxaa jira gayaankale
Ay gacalo moodee

Kaa Guuray aniguye
Hadan layga kaagadan
Maxaaaad iga raad gureysaaa
*** *** ***

Dadku garasha weeyee
jacaylkii Igalay beri
mar haddii uu gaagaxay

Geedi waxan ku ahayoo
Ay Gogoshu iitaal
Guryasamo agtoodee

Kaa Goostay Aniguyee
Hadan layga kaagadan
Maxaaaad iga raad gureysaaa

*** *** ***
Berya Hadalka gunudee
Gudbisaa sideedaba
Fariin gaara qaadoo
Inantaan u Golangolay
Tii laygu guud furay
Gaarsii warkeygoo

Waxba Adiga oon guban
aan maseyrna kaa gelin
Gobaad waxaad tiraahdaa

Usheeg Inay Gidaaradan
Dhaxanta iyo Guuruhu
Darteed igu garaacaan