VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Raali - Lyrics

Inanyahay rag iyo dumar Ruuxaad isbarataan Kaa raysanmaayee Maruun soo rogaal celi Hadaad raali iganoqon Raxmay kuma idhaahdeen Rabaa I IG inanyahay Wali waan Ku raadshaa Canbayahow rakada koray Waaban kugu riyoodaa Hadaad raali IGA noqon Naftaydaa rafaadoo Raxmay kuma idhaahdeen
Queue is empty
-- / --