VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Waa lagaa gardarnaa - Lyrics

Garan maayo meeluu Nabsigu iiga soogalyee Godob iyo cadaawaa Malaha guriga iiyaale Anigaa isu gaystee Xumaan layma gaadh siine Waa laguu gafoo waa Lagaa gardarnaadayay X2 Gacalkaad lahayd baa Yaxaas afka kaaga Galshee X2 Gil gishee wax ba Kuuma goyn karayee X2 Gal batayay allow gabar Yahay kuu gar gaar X2 Garab kaaga illaah Hagalee X2 Ma garbaa umad yahay Garaadka qabtaa ruuxii Gabaneen gugeedu dhameen Falaadho lagu gano nafteeda Gubiyo in lagu ganbiyo God aakhiro Ma'ay garan waayin Taladaa ka gudub tayee X2 Good iyo abees baa Maandhaay geed Laguugu xiree X2 Gubatee wax ba ha I guhaadininee X2 Gal batayay allow gabar Yahay kuu gar gaar X2 Garab kaaga ilaah Hagalee X2
Queue is empty
-- / --