VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Ciid wanaagsan - Lyrics

waa ayaamo cudoonoo cadceed weeyi ifaysoo ciid weeyi islaamoo casiiskeen ina siiyaa caawa noo bilanaysaa cisi weeyi aduun waa calaamatul qayr ciidul caafiya weeyaan caafiamaadka aduuniyo o cafis baan dalbanaynaa cadilkeen ha ina siiyee ciid wanaagsan ku ciida umadyahay ku ciida ciid wanaagsan ku ciida somaaliyeey ku ciida ciid wanaagsan ku ciida
Queue is empty
-- / --