VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Darmaan - Lyrics

Deegaan kalgacal Ubax doog leh iyo Dareen caashaqay X2 Dookh iyo nasiib Dumar lama sinide Taan doortayay x2 Waxaan diida oon Dacal mara hablaha Taan udeexday iyo Dawadaydiyay x2 Duco waalidoo Daa'im keen aqbalo Arooskeena dihin Haku soo degtee Adiguna dadaal X2 Ruux daaacadoo La dugaashadiyo Dayax nuurayaay X2 Dadnimiyo wanaag Da'daa lama sinidee Darman taan xushaay X2 Waxan doonaya ubad Diin lahoo deqdii ilaah Dartii lagu helee x2 Duco waalidoo Daa'im keen aqbalo Arooskeena dihin Haku soo degtee Adiguna dadaal X2
Queue is empty
-- / --