VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Farxiya - Lyrics

raaxada aduun idka waxa ku hela ninka oori wacan alle siiyayee awlaad qurxoon inamiyo hablaba u gardaadise afadiisa tahay noloshaad u tahay cawo iyo ayaan iyo udub dhaxaa d abaayooy farxyaay inhdahad u tahay ubax iyo iftiin ay ku ildoogsadaane amaan iyo wanaag udgoon iyo arwaax adigaa habyaday asalkeed adaa idilkeedba qurux anshax iyo ilwaad farxiyaay adaa adigaa hantiyay orod iyo ayaan lama gaadho abid ninka oori wacan alle siiyayee awlaad qurxoon inamiiyo ablaba u gardaadisee afadiisa tahay
Queue is empty
-- / --