VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Jaceylkaa - Lyrics

Ilmo dhowr habeen Jiray hadaan walidkii Dhalay x2 Dhibatada ka cellinoo Ha iga dhicin ha dheel- Iyin dhab dhabta lagu Hayn x2 Inta uu dhamees Noqon dhaqsa uma Koraayoo dhici mayso Qayrkii inuu dhinac Istaagee x2 Jacaylkaa dhigiiso Dhaqalaha ubaahane Waa in la isla dhowra Hadii kalase lagu Dhimay x2 Dhir hadii la beero Dhulka lagu talaalo X2 Biyaha dhuunta loo Saarin loo qiyaasin Dhoobada ma dheer- Aado xidid kuye x2 Laamo dhumuc Uyeeliyo ubax wada Dhalaliyo dhameel Ma bixisoo dhalima- Ayso miro wacan X2 Jacaylkaa dhigiisoo Dhaqalaha u baahane Waa in laysla dhowra Hadii kalase lagu dh- Imay x2
Queue is empty
-- / --