VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Qudhaydaan kaa jeclahay - Lyrics

Naftuba kala midab Qurxoon dadkuna kala Qaayo wacan haween Kuna duwane waxad Tahay raad qabow Qudhay daan kaa Jeclahay x2 Quruxda noloshayda Iyo sharafta qoyskaa Tahoo qalbiga farxad- Iisiyay qudhaydaan Kaa jeclahay x2 Awlaadayda qaaliga Qureeshtii dhashaay Dhib iyo hagar kuuma Quuree qayrkaa ugu Sharaf badnow aakh- Irana janadii qabobed Ahow kuwa loo qal Qaalshay malaa igtu Haku qaabilan X2 Amanta qof loohuroo Murtida u qalma jiree Marwaa tahay looo Qiroo qadarin iyo mud- An tixgalin qudhaydan Kaa jeclahay x2 Xaaskii rabi ii qoree Nolosha ila qaybsatay Qahiradii rabi iiqoraay Nolosha ila qaybsatay Qowlkaaga wanagsan Baa naftayduna qayb Ku tahay x2 Awlaadayda qaaliga Qureeshtii dhashaay Dhib iyo hagar kuuma Quuree qayrkaa ugu Sharaf badnow aakh- Irana janadii qabobed Ahow kuwa loo qal Qaalshay malaa igtu Qaabilaayaan x2
Queue is empty
-- / --